​Puntland: Roob doon ka dhacday Garowe

Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image

GAROWE- Waxaa maanta magalada Garowe caasumadda Puntland ka qabsoomay Roob-doon ay iclaamisay wasaaradda cadaaladda inay dhacayso 25 bisha Febrayo, waxaana lagu qabtay duleedka Waqooyi ee xarunta Puntland. 

Isu-soobaxan ayaa intii lagu guda jiray, waxaa culimaa'udiinka Garowe bulshada usoo jeediyeen in la iscafiyo islamarkaana EBBE loo tooban keeno si meesha uga baxdo carada Rabbi ee keentay in raxmaddii yaraato. 

Waxaa sidoo kale lasoo jeediyay in loo gurmado dadka iyo duunyada ku tabaalaysan qaybo kamid ah Puntland, kuwaasi oo xaaladooda nololeed laga soo dayrinayo. 

Xubno kasocda dhanka dowladda Puntland, ayaa shacabka ugu baaqay in laga shaqeeyo amniga iyo xasiloonida islamarkaana gacan laga gaysto dadaaallada lagu doonayo in loogu gargaaro dadka dhibban, waxaana maamulka gobolka Nugal kadigeen isku dhac yimaada xilliga abaaraha.

Roob-doontan ka dhacay Puntland, ayaa qayb ka ah isu-soobaxyada kale ee ka dhacaya deegaanada Puntland, waxayna kusoo beegantay xilli abaaro xooggan jiraan. 

GAROWEONLINE

Related Articles

Puntland oo Xasan Sheekh ku Eedeysay Kicin Colaadeed 

Puntland ayaa sheegtay in safarkaasi yahay isku day lagu abuuri karo “fidno iyo colaad” ka dhacda Galkayo.

  • Puntland

    14-08-2026

  • 11:36AM

Deni oo Gaalkacyo gaaray xilli Puntland adkeyneyso gacan-ku-haynta amniga

Booqashada Deni ee Gaalkacyo ayaa sidaas darteed si dhow loola socdaa, iyadoo laga filayo inuu qiimeeyo xaaladda amni.

  • Puntland

    08-08-2026

  • 05:38AM