Qoraalka Barlamanka Puntland ku diidey ciidamada AMISOM [Akhri]

Image

24 August, 2015 (GO)- Garowe Online oo honey u daabacey maqaal ka hadlaya in Barlamanka Puntland gudigiisa joogtada ah soo saarey qoraal ay ku diidayaan in ciidamo ka socda AMISOM la keeno degaankooda ayaa nuqul kamid ah waxaa uu soo gaarey xafiiska warsidahan. Halkan ka akhri qoraalkaan

Barlamanka Puntland ayaa oraalkaan soo sarey kadib markii ay soo baxeen warar sheegaya in madaxweynaha Puntland ogolaadey in hay'adaha QM la yimadaan ciidamo nabad ilaalin xarumahooda ku yaala magaalooyinka waaweyn sida Galkacayo,Garowe iyo Bosaso.

Guddi joogtada ah ee Barlamanka ayaa qoraalkaan soo sarey kadib markii dadweynaha Puntland muujiyeen shaki ah in golayaasha dowlada ka mideysan yihiin go'aankaan la gaarey.

Qoraalkaan oo uu ku saxiixan yahay gudoomiyaha barlamanka Puntland ayaa warsidaha Garowe Online la qaybsanaya akhristaashooda, isaga oo u qoran sidatan: 

 

GAROWEONLINE

Related Articles

Puntland oo Xasan Sheekh ku Eedeysay Kicin Colaadeed 

Puntland ayaa sheegtay in safarkaasi yahay isku day lagu abuuri karo “fidno iyo colaad” ka dhacda Galkayo.

  • Puntland

    14-08-2026

  • 11:36AM

Deni oo Gaalkacyo gaaray xilli Puntland adkeyneyso gacan-ku-haynta amniga

Booqashada Deni ee Gaalkacyo ayaa sidaas darteed si dhow loola socdaa, iyadoo laga filayo inuu qiimeeyo xaaladda amni.

  • Puntland

    08-08-2026

  • 05:38AM