Taliyaha nabad sugidda Somalia oo amray in la sameeyo baaritaan

Image

03 November, 2015(GO)-Taliyaha nabad sugidda Somalia Cadiraxmaan Maxamed Tuuryare ayaa amar ku bixiyay in la baaro dhammaan gawaarida soo gasha, kana baxda magalada Muqdishu xitaa hadii uu yaha gaari Dameer.

Tuuryare, ayaa farta ku goday gawaarida qaada xamuulka gaar ahaan kuwa keena Khudaarta iy Caanaha.

Dadka imaanaya Xamar ayuu taliyuhu ku amray baraha kantaroolada inay weydiiyaan aqoonsi iyo damiin.

Arrintan ayaa timi ka dib markii dhawaan weerar loo adegsaday gawaari lagu qaaday Hotelka Saxafi ee magalada Muqdishu, kaasi oo lagu dilay 15 ruux.

GAROWEONLINE

Related Articles

Puntland oo Xasan Sheekh ku Eedeysay Kicin Colaadeed 

Puntland ayaa sheegtay in safarkaasi yahay isku day lagu abuuri karo “fidno iyo colaad” ka dhacda Galkayo.

  • Puntland

    14-08-2026

  • 11:36AM

Deni oo Gaalkacyo gaaray xilli Puntland adkeyneyso gacan-ku-haynta amniga

Booqashada Deni ee Gaalkacyo ayaa sidaas darteed si dhow loola socdaa, iyadoo laga filayo inuu qiimeeyo xaaladda amni.

  • Puntland

    08-08-2026

  • 05:38AM