Warshad dib u habeysa caagga oo Garowe laga furey

Image
Image
Image
Image
Image

April 9, 2015 (GO)- Warshad dib u warshadeysa caagga ayaa markii ugu horreysey laga furey magaalo madaxda Puntland ee Garowe.

Cawil Cali Jaamac oo ka tirsan Radio Garowe ayaa warshadaas booqdey islamarkaana warbixintan soo socota ka diyaariyey.

GAROWE ONLINE

Related Articles

Puntland oo Xasan Sheekh ku Eedeysay Kicin Colaadeed 

Puntland ayaa sheegtay in safarkaasi yahay isku day lagu abuuri karo “fidno iyo colaad” ka dhacda Galkayo.

  • Puntland

    14-08-2026

  • 11:36AM

Deni oo Gaalkacyo gaaray xilli Puntland adkeyneyso gacan-ku-haynta amniga

Booqashada Deni ee Gaalkacyo ayaa sidaas darteed si dhow loola socdaa, iyadoo laga filayo inuu qiimeeyo xaaladda amni.

  • Puntland

    08-08-2026

  • 05:38AM