Wasiirka amniga Puntland oo ka hadley khilaafka Qarxis [Dhageyso]

Image

July 22,2015 (GO)- Wasiirka Amniga Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab ayaa Radio Garowe uga waramay sida loo xaliyay khilaafkii Qarxis isagoo sheegay inay tahay tilaabo ku dayasho mudan.

Mud. Cabdi Xirsi ayaa wax laga waydiiyey doorka dowlada Puntland ku laheyd xalinta khilaafkaan iyo cidda sameysay tanaasulka.

Wareysigaan oo dhinacyo badan taabanaya ayaa wasiirku kaga hadley in xalka khilaafkaan ka qayb qaateen Issimada gobolka Nugaal iyo wafuuda ay kala hogaaminayeen Ra'isal wasaaraha Somalia iyo Madaxweynaha Jubaland.

GAROWEONLINE 

Related Articles

Puntland oo Xasan Sheekh ku Eedeysay Kicin Colaadeed 

Puntland ayaa sheegtay in safarkaasi yahay isku day lagu abuuri karo “fidno iyo colaad” ka dhacda Galkayo.

  • Puntland

    14-08-2026

  • 11:36AM

Deni oo Gaalkacyo gaaray xilli Puntland adkeyneyso gacan-ku-haynta amniga

Booqashada Deni ee Gaalkacyo ayaa sidaas darteed si dhow loola socdaa, iyadoo laga filayo inuu qiimeeyo xaaladda amni.

  • Puntland

    08-08-2026

  • 05:38AM