Wasiirkii hore ee dekadaha PL oo tacsi u direy Cabdishakur Mire Adan

Image

Annigoo ah Sacid Maxamed Rage,  Waxaan Tacsi Tiiraanyo leh uga Tacsiyeynayaa Carruurtii  xaaskii  iyo Eheladii  ay ka geeriyoodeen Abdi Shakur Mire Aadan iyo Abdullahi  Ducaale (haji coffee)  Boqor Abdulkadir M.yasin keenadid iyo  Xildhibaanadii & Masuuliyiintii  Dawladda , waxaan leeyahay  ilaahay Samir iyo Iimaan ha naka siiyo, iyagana Janatal  Fardowsa ha ilaahay  ha ka waraabiyo,  Runtii  gaar  ahaan AbdiShakur Mire  Aadan  wuxuu  ahaa nin aan saaxiib nahay, isku meel kawada shaqeeynay, isku Waqti ahaa,  xilgiii ugu  dambeeyeyna Wasaarad  wada  joogay. Ilaahay janadii Fardowsa ha ka waraabiyo, Carruurtii iyo  Xaaskiina iyo Eheladii  iyo shacabka Somaaliyeedba Samir iyo  Iimaan ha ka siiyo, Aamiiin, Aamiiin

Related Articles

Puntland oo Xasan Sheekh ku Eedeysay Kicin Colaadeed 

Puntland ayaa sheegtay in safarkaasi yahay isku day lagu abuuri karo “fidno iyo colaad” ka dhacda Galkayo.

  • Puntland

    14-08-2026

  • 11:36AM

Deni oo Gaalkacyo gaaray xilli Puntland adkeyneyso gacan-ku-haynta amniga

Booqashada Deni ee Gaalkacyo ayaa sidaas darteed si dhow loola socdaa, iyadoo laga filayo inuu qiimeeyo xaaladda amni.

  • Puntland

    08-08-2026

  • 05:38AM