Guuleed iyo Luga-dheere oo tagay Jowhar

Image

12 January, 2016(GO)-Madaxweynaha Galmudug Cabdikariim Xuseen Guleed iyo Madaxweyne ku-xigeenka labaad ee Jubbaland Cabdulqaadir Luga-dheere ayaa maanta gaaray magalada Jowhar xarunta Shebeelaha dhexe.

Ujeedka Safarkooda ayaa lagu sheegay ka qayb galka furitaanka shirka maamul usamaynta gobollada Shebeelaha dhexe iyo Hiiraan, kaaso maanta madaxweynaha Somalia kafuray Jowhar.

Galinka dambe maanta ayaa lafilayaa Madaxweynaha Somalia madaxda maamul goboleedyada ka qayb galaya kulankaasi inay ku laabtaan Kismayo halkaas oo caawa ku hoyan doonaan si maalinta barri ah u furnmo shirka looga tashanayo habraaca doorashada 2016.

GAROWEONLINE

Related Articles

Jadwalka cusub ee doorashooyinka oo khatar gelinaya wada-hadallada dowladda iyo mucaaradka

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa horey isugu yeeray isbahaysiga mucaaradka ee "Somalia's Future Council".

  • Soomaliya

    04-05-2026

  • 03:07PM

Mucaaradka oo Muqdisho ku yeeshay shir ku saabsan hannaan doorasho oo cusub

Weli ma jiro war rasmi ah oo ka soo baxay xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ku saabsan kulamada mucaaradka.

  • Soomaliya

    04-05-2026

  • 02:41PM