Jubbaland oo ka digtay "abaabul" ay wado dowladda federaalka

Image

KISMAAYO, Jubbaland - Maamul goboleedka Jubbaland ayaa waxa uu digniin kasoo saarey "duulaan iyo xasarado" ay abaabuleyso dowladda federaalka ah ee Soomaaliya.

War-saxaafadeed kasoo baxay maamulka Axmed Madoobe ayaa lagu sheegay in qorsheyaashaasi ay ka dhan yihiin caasimadda ku meel gaarka Jubbaland ee Kismaayo.

Dhinaca kale, bayaanka ayaa waxaa lagu xusay in xayiraadda dhanka duulimaadka oo ay dowladdu kusoo rogtay Kismaayo ay sii xumeysay xaaladaha bini'aadanimo.

Xiriirka Jubbaland iyo dowladda federaalka ayaa xumaa mudooyinkii dambe iyadda oo Beesha Caalamka ay isku dayeyso in ay qaboojiso labada dhinacna u kala dab-qaado.

Hoos ka akhriso qoraalka

GAROWE ONLINE

Related Articles

Taliyihii Hore ee Asluubta Soomaaliya oo Hanjabaad u Diray Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed

Mahad Shub ayaa sidoo kale sheegay in ciidamada iyo diyaaradaha la geeyay Baydhabo aysan ka hor istaagi doonin qorshayaashiisa.

  • Soomaliya

    30-07-2026

  • 05:10PM

Mas’uuliyiinta ugu sarreysa amniga Soomaaliya oo ka maqan shirka Kampala

Maqnaanshaha hoggaanka sare ee amniga Soomaaliya ayaa su’aalo ka dhex abuuray qaar ka mid ah dadka indha-indheeya arrimaha gobolka.

  • Soomaliya

    30-07-2026

  • 01:58PM