Jubbaland oo sharaxday dib u dhaca caleema saarka Axmed Madoobe

Image

KISMAAYO, Jubbaland - Maamulka Jubbaland ayaa si rasmi ah wuxuu ugu dhawaaqay in dib loo dhigay munaasabadii caleema saarka madaxweyne Axmed Madoobe.

Sidda laga soo xigtay war-saxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyadda, baaqashadda ayaa ka dambeysay markii xukuumadda federaalka "si sharci darro ah u hor-istaagtay wafuuda.

Munaasabadda ayaa waxaa lagu waday in ay qabsoonto 26-ka bisha September ee sanadkan 2019. Bayaanka laguma muddeyn goorta xigta oo ay qabsoomeyso.

Hoos ka akhriso warka qoraalka ah

GAROWE ONLINE

Related Articles

Taliyihii Hore ee Asluubta Soomaaliya oo Hanjabaad u Diray Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed

Mahad Shub ayaa sidoo kale sheegay in ciidamada iyo diyaaradaha la geeyay Baydhabo aysan ka hor istaagi doonin qorshayaashiisa.

  • Soomaliya

    30-07-2026

  • 05:10PM

Mas’uuliyiinta ugu sarreysa amniga Soomaaliya oo ka maqan shirka Kampala

Maqnaanshaha hoggaanka sare ee amniga Soomaaliya ayaa su’aalo ka dhex abuuray qaar ka mid ah dadka indha-indheeya arrimaha gobolka.

  • Soomaliya

    30-07-2026

  • 01:58PM