Khayre oo xil u magacaabay mas'uul uu eryay madaxweyne Farmaajo

Image

MUQDISHO, Soomaaliya - Ra'iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa maanta oo Isniin ah waxa uu ku dhawaaqay in uu dib u howlgeliyay Wakaalada Dhismaha Soomaaliya.

Wa qoraal ah oo kasoo baxay xafiiska wasiirka koowaad ee xukuumadda federaalka ah ayaa Bashiir Maxamed Jaamac loogu magacaabay Agaasimaha guud hay'addaasi.

Bashiir Goobe ayaa dhowaan waxa uu madaxweyne Farmaajo ka xayuubiyey jagada taliyaha Ciidanka Asluubta, isaga oo lagu bedelay Mahad Cabdirahmaan Aadan.

WAREEGTADDA

GAROWE ONLINE

Related Articles

Puntland iyo Jubbaland oo hal sabab uga baaqday shir Turkiga ku qabanayo Muqdisho

Turkiga ayaa muddo dheer door muuqda ku lahaa arrimaha Soomaaliya, isagoo bixiyay taageero dhinacyada amniga.

  • Soomaliya

    07-07-2026

  • 01:43PM

Siyaasiyiin Soomaali ah oo Taariikh Ka Sameeyay Baarlamaanka Norway

Falanqeeyayaal ayaa sheegaya in doorashadoodu ay ka tarjumayso isbeddelka…

  • Soomaliya

    06-07-2026

  • 04:41PM