Liiska xubnaha Baarlamaanka cusub ee Jubbaland oo lagu dhawaaqay

Image

KISMAAYO, Jubbaland - Guddiga Doorashooyinka Jubbaland ayaa wuxuu ku dhawaaqay liiska Xildhibaanadda cusub ee kamid noqonaya baarlamaanka labaad ee maamulkaasi.

Mudaneyaasha oo wadar ahaan ka kooban 73 xubnood ayaa waxaa la filayaa in lagu dhaariyo fadhiga ugu horeeya oo ay yeeshan, kaasi oo waqtigiisa aanan wali la shaacin.

Sharcidejiyeyaasha cusub ayaa dooran doona gudoonka Golaha Wakiiladda Jubbaland kahor inta aysan u coddeyn madaxweynaha iyo labadiisa ku xigeen, bartamaha bishan August.

Tiradda Xildhibaanadda haweenka ah ee Golaha Xeer-dejinta cusub kasoo muuqday ayaa tiradooda waxay gaareysaa Sideed, kuwaasi oo helay kalsoonida bulshooyinkooda.

HOOS KA AKHRISO LIISKA

GAROWE ONLINE

Related Articles

Puntland iyo Jubbaland oo hal sabab uga baaqday shir Turkiga ku qabanayo Muqdisho

Turkiga ayaa muddo dheer door muuqda ku lahaa arrimaha Soomaaliya, isagoo bixiyay taageero dhinacyada amniga.

  • Soomaliya

    07-07-2026

  • 01:43PM

Siyaasiyiin Soomaali ah oo Taariikh Ka Sameeyay Baarlamaanka Norway

Falanqeeyayaal ayaa sheegaya in doorashadoodu ay ka tarjumayso isbeddelka…

  • Soomaliya

    06-07-2026

  • 04:41PM