Maxaa laga filayaa shirka Kismaayo? [WAREYSI]

Image

KISMAAYO, Soomaaliya - Magaalada Kismaayo waxaa lagu waday inuu maanta ka furmo shirka madaxda maamul Goboleedyada, shirkaasi oo haatan la sheegayo inuu dib u dhacay.

Waxaa xilligan Kismaayo soo gaadhay dhammaan hoggaamiyayaasha maamullada Puntland, Galmudug, Hirshabelle, Koonfur Galbeed, iyadoo Jubbaland marti loo yahay.

Dhinaca khilaaf aya au dhexeeya maamul goboleedyada qaarkood iyo dawladda federaalka.

Haaruun Macruuf ayaa gaar ahaan khilaafka ka dhexeeya Jubbaland iyo dawladda federaalka ka waraystay iyo shirkaas iyo waxa kasoo bxii kara ka waraystay Maxamuud Sayid Aadan oo ah madaxweyne ku xigeenka maamul goboleedka Jubbaland.

GAROWE ONLINE

Related Articles

XOG: Xasan Sheekh oo cadaadis ku haya shakhsiyaad uu soo dirsaday si ay colaad uga huriyaan Puntland

Dukumiintiyada sirta ah ee la helay ayaa muujinaya in kooxaha qorshahan loo xilsaaray loo qaybiyay afar qaybood.

  • Soomaliya

    24-06-2026

  • 08:15PM

Puntland oo Ka Digtay Hub ay Dowladda Federaalku Geysay Deegaankeeda

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sannadkii hore ee 2025-ka ku faanay in maleeshiyaad ka dhex qortay gudaha Puntland.

  • Soomaliya

    24-06-2026

  • 11:55AM