Sheekh Shariif oo kahor-yimid go'aanadii Shirka Gollaha Wadatashiga Qaran

Image

MUQDISHO, Soomaaliya - Madaxweynihii hore ee dalka Sheekh Shariif ayaa codkiisa ku biiriyay diidmada go'aannadii kasoo baxay Shirkii Gollaha Wadatashiga Qaran ee ka dhacay Muqdisho, kaasoo Puntland ay qaadacday ka qeybgalkiisa iyo natiijadiisa.

May be an image of text

 

Image

Related Articles

Bandow Lagu Soo Rogay Baydhabo Xilli Amnigu Sii Xumaanayo

Colaadda ayaa saameyn ku yeelatay shacabka, iyadoo sidoo kale ay hakad ku yimaadeen dhaqdhaqaaqyadii ganacsi iyo nololeed ee magaalada.

  • Soomaliya

    01-10-2026

  • 08:21AM

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dilay shan ka mid ah shaqaalihii markab laga soo furtay

Ciidamada Booliska Badda Puntland ayaa sheegay in markabka uu hadda ammaan ku jiro, isla markaana uu gacanta ugu jiro dowladda.

  • Soomaliya

    30-09-2026

  • 06:13AM