Shuruudaha Musharixiinta doorashadda Jubbaland oo la shaaciyey

Image

KISMAAYO, Jubbaland - Guddiga doorashooyinka Jubbaland ayaa soo bandhigay shuruudaha laga doonayo murashaxiinta u tartamaya xilka Madaxweynaha maamulka doorashadda bisha soo aadan ee August.

War-saxaafadeed uu guddigu soo saarey ayaa sidoo kale lagu shaaciyay jadwalka diiwaan-gelinta musharixiinta.

Sidda ku xusan bayaanka oo nuqul kamid ah uu helay warsidaha Garowe Online, waxaa musharixiinta ragga ah laga doonayaa 30-kun oo dollar-ka Mareykanka, taasi oo ah diiwaan-gelinta.

Si lamid ah musharixiinta dumarka ah ee tartanka qeybta ka ah ayaa waxaa dhinacooda laga rabaa in ay bixiyaan kala bar lacagtaas oo ah 15-kun oo dollar-ka Mareykanka ah.

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA

GAROWE ONLINE

Related Articles

Puntland iyo Jubbaland oo hal sabab uga baaqday shir Turkiga ku qabanayo Muqdisho

Turkiga ayaa muddo dheer door muuqda ku lahaa arrimaha Soomaaliya, isagoo bixiyay taageero dhinacyada amniga.

  • Soomaliya

    07-07-2026

  • 01:43PM

Siyaasiyiin Soomaali ah oo Taariikh Ka Sameeyay Baarlamaanka Norway

Falanqeeyayaal ayaa sheegaya in doorashadoodu ay ka tarjumayso isbeddelka…

  • Soomaliya

    06-07-2026

  • 04:41PM