Soomaaliya: Siduu u dhacay Dabaal dagga ciidan Badda? ]Daawo]

Image

MUQDISHO, Soomaaliya - Ciidamada Badda Soomaaliya ayaa maanta 55 sano jirsaday kadib markii ay u dabaal dageen sanad guuradii 53-aad ee kasoo wareegatay aas-aaskooda oo ahaa 10-kii Febuary, 1965-tii.

Taliyaha Ciidanka Badda Admiral Madeey Nuurey oo ka hadlay munaasabadda ayaa ka sheekeeyay marxaladihii kala duwanaa ee uu soo maray ciidanka, isagoo tilmaamay inay kasoo kabanayaan burburkii soo gaarey.

Wasiirro uu kamid yahay Wasiirka Gaashaandhigga Maxamed Mursal, Xildhibaanno iyo Taliyaha ciidamada xoogga dalka Jeneraal Cabdiweli Jaamac Gorod ayaa ka qeybgalay munaasabadda xuska sanad-guurada 53-aad ee aas-aaska ciidanka badda oo ka dhacday Muqdisho.

GAROWE ONLINE

Related Articles

Xiisadda siyaasadeed ee Soomaaliya oo saameyn ku yeelatay amniga iyo dagaalka Al-Shabaab

Khilaafkan ayaa kusoo beegmaya xilli ay ciidamada dowladda Soomaaliya weli wadaan howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab.

  • Soomaliya

    30-06-2026

  • 12:18PM

Abiy Axmed oo sheegay inuu Xasan Sheekh kala hadlay saddex qodob oo muhiim ah

Abiy Axmed ayaa sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh kala hadlay dhaqaalaha, amniga iyo xasilloonida gobolka.

  • Soomaliya

    30-06-2026

  • 06:13AM