Baarlamaanka Soomaaliya oo war kasoo saaray xaaladda Beled Xaawo
MUQDISHO, Soomaaliya - Gudiga difaaca Gollaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa war kasoo saarey Xaaladda cakiran ee ka taagan magaalada Beled Xaawo ee gobolka Gedo.
GAROWE ONLINE