Muuse Biixi oo Gollahiisa Wasiirada magacaabay

Image

HARGEYSA - Somaliland - Muuse Biixi Cabdi, Madaxweynaha cusub ee Somaliland ayaa maanta ku dhawaaqay Gollahiisa Wasiirada oo ka kooban 32 xubnood.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Muuse Biixi ayaa lagu shaaciyay magacaabista Gollah Wasiiradda Somaliland, kuwaasi oo ay kasoo dhexmuuqdeen wasiirro badan oo ku cusub saaxadda Siyaasadeed ee maamulkaasi.

Hoos ka akhriso Liiska Gollaha Wasiiradda:

GAROWE ONLINE

 

Related Articles

Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro oo Safar ugu Baxay Dalka Imaaraadka Carabta

Safarkan ayaa ku soo beegmaya xilli Somaliland 26-kii December 2025 aqoonsi ka heshay Maamulka Israel.

  • Somaliland

    02-02-2026

  • 11:58AM

Sheekh Mustafe: Somaliland waxay khiyaantay taariikhdeeda iyadoo la macaamishay Israel

Hadalka Sheekh Mustafe ayaa dood wayn ka dhaliyay Somaliland, maadaama uu yahay shaqsi saameyn leh, iyadoo...

  • Somaliland

    24-01-2026

  • 10:47AM