Ahlu Sunna oo ka digtay ciidamada ay DF ku daabuleyso Dhuusamareeb

Image

DHUUSAMAREEB, Galmudug - Maamulka Ahlu Sunna oo war-saxaafadeed kasoo saarey xaaladaha Dhuusamareeb ayaa digniintii ugu dambeysay u diray dowladda Soomaaliya.

Warka qoraalka ah oo nuqul kamid ah uu helay Garowe Online ayaa ku eedeeyay xukuumadda "in ay duulaan qaawan kusoo qaadey Dhuusamareeb" markii ay ka baxday heshiiska.

Beesha Caalamka ayaa lagu wargeliyay in "dhibaato kasta" oo ka dhaca caasimadda maamulka Galmudug ay "mas'uul ka noqoneyso" xukuumadda fadhigeedu yahay Muqdisho.

HOOS KA AKHRISO BAYAANKA

GAROWE ONLINE

Related Articles

Dowladda Puntland oo warka soo saartay Xaaladda Soomaaliya

Goluhu wuxuu ansixiyey Siyaasadda daboolida kharashaadka Adeegyada Caafimaadka - oo Golaha ay usoo gudbisay Wasaraadda Caafimaadka.

  • Soomaliya

    16-04-2026

  • 11:58AM

Villa Somalia oo go'aan ka gaartay qofka noqonaya Madaxweynaha xiga ee Koonfur Galbeed

Heshiiskan cusub ayaa loo arkaa mid si weyn u beddeli doona jihada siyaasadeed iyo nabadgelyo ee Koonfur Galbeed.

  • Soomaliya

    16-04-2026

  • 05:04AM