Jawaari oo qoraal ka soo saarey mooshinka horyaala Barlamanka

Image

05 September, 2015(GO)-Guddoomiyaha barlamanka Somalia Maxamed Sheekh Cusman Jawari ayaa soo saarey bayaan ku aadan qaabka loo wajahayo Moshinka laga keenay madaxweynaha Somalia iyo midka kale ee lagu difaacayo Xasan Sheekh.

Garowe Online aya helay bayaankan oo xalay la soo sarey, waxaana uu ku soo beegmayaa xilli  shalay  Muqdisho ku shireen xubnaha barlamanka ee taageersan Madaxweynaha iyo qaar ka mid ah golaha wasiirada kuwaasi oo daadaal ugu jira sidii loo laali lahaa Mooshinka ka dhanka ah madaxweynaha Somalia.

GAROWEONLINE

Related Articles

Soomaaliya, Itoobiya iyo loollanka cusub ee Badda Cas

Suudaan ayaa sidoo kale muddo tobannaan sano ah siinaysay ardayda Soomaaliyeed waxbarasho bilaash ah, oo ay ku jirto xilligii dagaallada sokeeye.

  • Soomaliya

    07-10-2026

  • 11:00AM

Baaritaan: Khasaaraha Shacabka duqeymaha Mareykanka ee Soomaaliya oo kordhay

Yemen ayaa lagu diiwaangeliyey 991 qof, halka Ciraaq ay gaartay 793 qof oo rayid ah oo lagu dilay ama lagu dhaawacay howlgallada la baaray.

  • Soomaliya

    03-10-2026

  • 05:31AM