Cadaado: odayaasha oo soo xulay lixdan xildhibaan [AKHRISO]

Image

June 21, 2015 (GO)- Ergooyinka magaalada Cadaado ku shirsan ayaa soo xulay lixdan xildhibaan oo kamid noqon doona baarlammaanka uu yeelanayo maamulka Galguduud iyo Koonfurta Mudug (Gal-Mudug).

Guddoomiyaha Gudigga Farsamada Shirka Cadaado Xaliimo Ismaaciil Ibraahim  (XaliimoYareey) ayaa warbaahinta u akhridey magacyada xildhibaannada.

Xaliimo waxay sidoo kale odayaasha dhaqanka uga mahadcelisey shaqada culus ee ay qabteen iyadoo ku bogaadisey inay sida ugu dhaqsaha badan kusoo dhameystiraan xubanaha baarlammanka ee dhiman.

Baarlammaanka Gal-Mudug ayaa fadhigiisa koowaad yeelan doona maalinta berri ah, iyagoo todobaadka soo socda iska dhex dooran doona guddoomiye iyo guddoomiye ku-xigeenno.

AKHRISO LIISKA XILDHIBAANNADA LASOO XULAY:

GAROWE ONLINE

Related Articles

Soomaaliya, Itoobiya iyo loollanka cusub ee Badda Cas

Suudaan ayaa sidoo kale muddo tobannaan sano ah siinaysay ardayda Soomaaliyeed waxbarasho bilaash ah, oo ay ku jirto xilligii dagaallada sokeeye.

  • Soomaliya

    07-10-2026

  • 11:00AM

Baaritaan: Khasaaraha Shacabka duqeymaha Mareykanka ee Soomaaliya oo kordhay

Yemen ayaa lagu diiwaangeliyey 991 qof, halka Ciraaq ay gaartay 793 qof oo rayid ah oo lagu dilay ama lagu dhaawacay howlgallada la baaray.

  • Soomaliya

    03-10-2026

  • 05:31AM