Dagaal ka dhacay duleedka magaalada Kismaayo

Image

June 29, 2015 (GO)- Wararka ayaa sheegaya in dagaalkaasi ay ku dhinteen sagaal askari oo ka tirsan ciidanka Jubbaland, iyadoo weli si rasmi ah loo oggeyn khasaaraha gaaray maleeshiyada Alshabaab ee  weerarka soo qaaday.

Ciidanka Jubbaland ee deegaankasi ku sugnaa ayaa lagu soo warramayaa in uu iska caabiyey maleeshiyadii weerarka ku soo qaaday haatanna deegaanka uu weerarku ka dhacay ay ku sugan yihiin ciidanka maamulka Jubbaland.  

Maamnulka Jubbaland ayaan iyagu illaa haatan rasmi ah uga hadlin weerarkaas.

Xigasho: VOA

Related Articles

Soomaaliya, Itoobiya iyo loollanka cusub ee Badda Cas

Suudaan ayaa sidoo kale muddo tobannaan sano ah siinaysay ardayda Soomaaliyeed waxbarasho bilaash ah, oo ay ku jirto xilligii dagaallada sokeeye.

  • Soomaliya

    07-10-2026

  • 11:00AM

Baaritaan: Khasaaraha Shacabka duqeymaha Mareykanka ee Soomaaliya oo kordhay

Yemen ayaa lagu diiwaangeliyey 991 qof, halka Ciraaq ay gaartay 793 qof oo rayid ah oo lagu dilay ama lagu dhaawacay howlgallada la baaray.

  • Soomaliya

    03-10-2026

  • 05:31AM