Dalal shisheeye oo lagu eedeeyay farogelinta doorashadda Jubbaland

Image

KISMAAYO, Jubbaland - Xildhibaano ka tirsan labadda dal ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa Isniinta maanta ah waxay war kasoo saareen doorashadda Jubbaland.

Mudaneyaasha ayaa ugu horeyn waxay ku ammaaneyn guddiga doorashooyinka maamulkaasi nidaamka ay u wadaan coddeynta.

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa waxay ku eedeeyeen farogelin ay ku hayso doorashadda oo qayb ahaan ay qabsoontay.

Sharcidejiyeyaasha ayaa cambaareeyay "gacma gacmeyn" ay dalal shisheeye ku hayaan geedi u socodka doorashadda, wallow aysan shaacin magacyadda wadamada.

Sidoo kale, sidda ku cad war qoraal ah oo ay soo saareen, beesha caalamka ayaa waxay ku dhaleeceeyeen in ay dhinac gaar ah ay cadaadinayaan.

HOOS KA AKHRISO WARKA QORAALKA

GAROWE ONLINE

Related Articles

Dowladda Puntland oo warka soo saartay Xaaladda Soomaaliya

Goluhu wuxuu ansixiyey Siyaasadda daboolida kharashaadka Adeegyada Caafimaadka - oo Golaha ay usoo gudbisay Wasaraadda Caafimaadka.

  • Soomaliya

    16-04-2026

  • 11:58AM

Villa Somalia oo go'aan ka gaartay qofka noqonaya Madaxweynaha xiga ee Koonfur Galbeed

Heshiiskan cusub ayaa loo arkaa mid si weyn u beddeli doona jihada siyaasadeed iyo nabadgelyo ee Koonfur Galbeed.

  • Soomaliya

    16-04-2026

  • 05:04AM