Dawladda Somalia oo ka hadashay qaxootiga Berbera [Dhageyso]

Image

Dawladda Somalia ayaa hadashay tallaabo ay xukuumadda Somaliland wakhti kooban ugu hakisay dad qaxooti ah oo Soomaaliya u dhashay oo ka soo cararay dagaallada ka socda dalka Yemen.

Wasiirka Arrimaha Debedda ee Somalia Cabdisalaan Hadliye Cumar ayaa arrintaas ku tilmaamay wax laga xumaado, wuxuu khadka telefoonka ugu waramay Falastiin Axmed Iimaan.

HALKAN KA DHAGEYSO WASIIRKA ARRIMAHA DIBADA SOMALIA

XIGASHO: VOA

Related Articles

Soomaaliya, Itoobiya iyo loollanka cusub ee Badda Cas

Suudaan ayaa sidoo kale muddo tobannaan sano ah siinaysay ardayda Soomaaliyeed waxbarasho bilaash ah, oo ay ku jirto xilligii dagaallada sokeeye.

  • Soomaliya

    07-10-2026

  • 11:00AM

Baaritaan: Khasaaraha Shacabka duqeymaha Mareykanka ee Soomaaliya oo kordhay

Yemen ayaa lagu diiwaangeliyey 991 qof, halka Ciraaq ay gaartay 793 qof oo rayid ah oo lagu dilay ama lagu dhaawacay howlgallada la baaray.

  • Soomaliya

    03-10-2026

  • 05:31AM