Dowladda Federaalka iyo Jubaland oo heshiis wada gaarey

Image

May 27, 2015 (GO)- Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulka Jubaland ayaa wada gaarey heshiis dhowr qodo ka kooban, kadib booqasho muddo labo maamlmood ah qaadatey oo Ra'isal Wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ku tegey magaalada Kismaayo.

Qodobada heshiiskani dhigayo waxaa kamid ah in maamulka Jubaland wax ka qabto cabashooyinka ka imaanaya beelaha qaar oo saluugey qaabka lagu soo xuley baarlammaanka Jubaland iyo weliba in Dowladda Federaalku dib u eegis ku sameyso natiijada sahanka lagu sameeyey tirada dadka Soomaalida ee ay shalay soo bandhigtey Wasaaradda Qorsheyntu.

GAROWE ONLINE

Related Articles

Soomaaliya, Itoobiya iyo loollanka cusub ee Badda Cas

Suudaan ayaa sidoo kale muddo tobannaan sano ah siinaysay ardayda Soomaaliyeed waxbarasho bilaash ah, oo ay ku jirto xilligii dagaallada sokeeye.

  • Soomaliya

    07-10-2026

  • 11:00AM

Baaritaan: Khasaaraha Shacabka duqeymaha Mareykanka ee Soomaaliya oo kordhay

Yemen ayaa lagu diiwaangeliyey 991 qof, halka Ciraaq ay gaartay 793 qof oo rayid ah oo lagu dilay ama lagu dhaawacay howlgallada la baaray.

  • Soomaliya

    03-10-2026

  • 05:31AM