Galmudug oo qoraal kasoo saartey go'aan maamulka Puntland ku joojiyey gadiid

Image

CADAADO, SOMALIA; Kulan ay maanta isugu yimaadeen golaha Wasiirada maamulka Galmudug ayaa lagu sheegey iney aad ugu xun yihiin in la joojiyo isu socodkii ganacsiga.

Warsaxafdeedkaan ayaa ku soo beegmaya xilli Dowlada Puntland goa'aan kasoo saartey gadiidka isaga goosha Koonfurta Somaliya iyo Puntland kaasoo lagu sheegey in wax u dhimayo amaanka.

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo ku sugan magaalada Galkacayo ayaa go'aankaan soo saarey maalmo kadib markii qarax kooxda al  shabaab la beegsatey suuq lagu iibsho qudaarta kasoo ku yaala magaalo madaxda gobolka Mudug.

HOOS KA AKHRI WARSAXFEDEEDKA GILAHA WASIIRADA GALMUDUG.


GAROWEONLINE 

Related Articles

Bandow Lagu Soo Rogay Baydhabo Xilli Amnigu Sii Xumaanayo

Colaadda ayaa saameyn ku yeelatay shacabka, iyadoo sidoo kale ay hakad ku yimaadeen dhaqdhaqaaqyadii ganacsi iyo nololeed ee magaalada.

  • Soomaliya

    01-10-2026

  • 08:21AM

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dilay shan ka mid ah shaqaalihii markab laga soo furtay

Ciidamada Booliska Badda Puntland ayaa sheegay in markabka uu hadda ammaan ku jiro, isla markaana uu gacanta ugu jiro dowladda.

  • Soomaliya

    30-09-2026

  • 06:13AM