Guddiga farsamada oo ka hadley buuq ka dhacey shirka Cadaado

Image

Magaalada Cadaado ee gobolka Galguduud oo uu ka socdo shirka maamul u samaynta Gobolada Dhexe ayaa la sheegayaa in madasaha shirka uu maanta muran iyo buuq ka dhashay ka dib markii ergooyinka shirk aka qayb galaya ay qodobo isku maandhafeen, hadaba sida ay wax u dhaceen iyo qodobada la isku mari wayaay ayay Falastiin Axmed Imaan Waxay ka waraystay guddomiyaha guddiga farsamada ee shirka Cadaado Xaliimo Ismaaciil (Xliimo Yareey).

HALKAN KA DHAGEYSO WAREYSIGA GUDOOMIYAHA GUDIIGA FARSAMADA

VOA

Related Articles

Soomaaliya, Itoobiya iyo loollanka cusub ee Badda Cas

Suudaan ayaa sidoo kale muddo tobannaan sano ah siinaysay ardayda Soomaaliyeed waxbarasho bilaash ah, oo ay ku jirto xilligii dagaallada sokeeye.

  • Soomaliya

    07-10-2026

  • 11:00AM

Baaritaan: Khasaaraha Shacabka duqeymaha Mareykanka ee Soomaaliya oo kordhay

Yemen ayaa lagu diiwaangeliyey 991 qof, halka Ciraaq ay gaartay 793 qof oo rayid ah oo lagu dilay ama lagu dhaawacay howlgallada la baaray.

  • Soomaliya

    03-10-2026

  • 05:31AM