Gudoomiyaha Barlamanka Jubaland oo eedeeyey DF [Dhageyso]

Image

August 11,2015 (GO)- Guddoomiyaha baarlamaanka Jubbaland Sheikh Cabdi oo la hadlay warbaahinta ayaa eedeeyn dusha kaga tuuray barlamaanka Federaalka Somalia.

Sheikh Cabdi ayaa sheegay in nasiib daro tahay in Barlamanka Federaalka Somalia aqoonsan waayo golaha wakiilada Jubaland.

Dhanka kale guddoomiyaha Baarlamaanka Jubland ayaa sheegay in doorashada madaxtinimo ee soo socota cadaalad ku dhici doonto islamarkaana aan la saadaalin karin qofka ku guuleysanaya.  

Baarlamanka Somalia ayaa golaha wakiilada Jubbaland ku sheegey Jun 6,2015 inuu yahay sharcidaro kadib markii cod la isku-khilaafey u qaadeen taasoo sababtey in xiriirka labada dhinaca go'.

GAROWEONLINE

Related Articles

Soomaaliya, Itoobiya iyo loollanka cusub ee Badda Cas

Suudaan ayaa sidoo kale muddo tobannaan sano ah siinaysay ardayda Soomaaliyeed waxbarasho bilaash ah, oo ay ku jirto xilligii dagaallada sokeeye.

  • Soomaliya

    07-10-2026

  • 11:00AM

Baaritaan: Khasaaraha Shacabka duqeymaha Mareykanka ee Soomaaliya oo kordhay

Yemen ayaa lagu diiwaangeliyey 991 qof, halka Ciraaq ay gaartay 793 qof oo rayid ah oo lagu dilay ama lagu dhaawacay howlgallada la baaray.

  • Soomaliya

    03-10-2026

  • 05:31AM