Madaxweynaha KG oo ku dhawaaqay qaar kamida Gollahiisa Wasiiradda [Akhri Liiska]

Image

BAYDHABO, Somalia - Madaxwaynaha Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed [Lafta Gareen] ayaa maanta ku dhawaqay qaar kamida Gollahiisa Wasiirada, sida ku cad war qoraal ah oo kasoo baxay xafiiskiisa.

Talaabadaan ayaa imaaneysa iyada oo si wayn loo hadal-hayey maalmihii lasoo dhaafay inuu Madaxwayne Lafta Gareen wado latashiyo kala duwan oo ku saabsan isbedal uu damac-san yahay inuu hir-geliyo.

19-kii bishii December ee 2019 ayaa Laftagareen, oo horey usoo noqday Wasiirka Biyaha iyo Tamarta Xukuumadda Khayre lagu doortay caasimad goboleedka Bay, iyadoo ciidamada DF dileen 15 qof oo shacab ah kahor doorashadiisa.

Hoos ka akhriso magacyada wasiirada cusub:

GAROWE ONLINE

Related Articles

Wasaaradda Caafimaadka Puntland oo xarunteeda Garowe ka hirgelisay ceel-biyood cusub

Wuxuu sheegay in muddo kooban oo ay xafiiska joogeen ay ku dadaaleen sidii xarunta dhexe loogu heli lahaa ceel-biyood u gaar ah.

  • Soomaliya

    27-09-2026

  • 07:53PM

Xamse Cabdi Barre oo Al-Shabaab Usoo Bandhigay Wadahadal Shuruud ku xiran

Wuxuu sheegay in dowladda mar walba diyaar u tahay wada-hadal haddii Al-Shabaab ay qaaddo tallaabo dhab ah oo ku wajahan wadahadalka.

  • Soomaliya

    27-09-2026

  • 01:52PM