Mas'uul katirsan Xukuumadda Khayre shaqada looga joojiyay Sir uu bixiyay

Image

MUQDISHO, Soomaaliya - Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Cabdirashiid Maxamed Axmed ayaa shaqo-joojin ku sameeyay Xoghayihii joogatada Wasaaradda, Jamaal Qaasim Mursal.

War kasoo baxay Xafiiska Wasiirka 22-kii bishan, ayaa lagu sheegay in shaqa-joojinta Xogyahaya ay timid kadib markii Xog sir ah oo Wasaaradda shaqadeeda la xiriirta uu u bixiyay dibadda, islamarkaana la wadaagay shaqasiyaad aan la shaacin.

Xoghaye Jamaal ayaa sidoo kale lagu eedeeyay inuu ku xadgudbay ilaalinta nidaamka kala sarreynta ee maamulka wasaaradda, waxaana kiiskiisa loo gudbiyay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, oo baaris ku sameynaysa.

HALKAN KA AKHRI QORAALKA WASIIRKA:

GAROWE ONLINE

Related Articles

Xasan Sheekh iyo Cirro oo Mareykanka ka wada dadaallo diblomaasiyadeed oo kala duwan

Dhanka Somaliland, taageerayaal ku nool qurbaha oo uu hoggaaminayay wasiirkii hore ee Maaliyadda Soomaaliya.

  • Soomaliya

    26-09-2026

  • 12:23PM

Waa kuma qofka Xasan Sheekh ka dhigayo Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle?

Afrax ayaa hadda bilaabay kulamo iyo dhaq-dhaqaaqyo siyaasadeed oo la xiriira doorashada xilka Madaxweyne ku-xigeenka.

  • Soomaliya

    26-09-2026

  • 05:42AM