TOOS U DAAWO Shirka Gollaha Wasiiradda iyo Farmajo oo ka qeybgalaya

Image

MUQDISHO, Soomaaliya - Madaxweyne Farmaajo ayaa ka qeybgalaya Shirka Todobaad laha ah ee Gollaha Wasiiradda Xukuumadda Soomaaliya, oo ka socda Villa Somalia.

Shirkan oo ka duwan kuwii hore ayaa waxaa ku sugan Ra'iisul Wasaare Kheyre, dhamaan wasiiradda, ku xigeenada iyo wasiiru dowliyaasha, iyagoo kusoo bandhigaya waxyaabihii u qabsoomey Xukuumadda mudadii ay jirtay.

GAROWE ONLINE

 

Related Articles

Xasan Sheekh iyo Cirro oo Mareykanka ka wada dadaallo diblomaasiyadeed oo kala duwan

Dhanka Somaliland, taageerayaal ku nool qurbaha oo uu hoggaaminayay wasiirkii hore ee Maaliyadda Soomaaliya.

  • Soomaliya

    26-09-2026

  • 12:23PM

Waa kuma qofka Xasan Sheekh ka dhigayo Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle?

Afrax ayaa hadda bilaabay kulamo iyo dhaq-dhaqaaqyo siyaasadeed oo la xiriira doorashada xilka Madaxweyne ku-xigeenka.

  • Soomaliya

    26-09-2026

  • 05:42AM