Waqtiga ay qabsoomeyso doorashada Jubbaland oo lasoo hormariyey

Image

KISMAAYO, Jubbaland - Guddiga Doorashooyinka Jubbaland ayaa shaaciyey isbedel lagu sameeyay xiliga ay qabsoomayaan doorashooyinka baarlamaanka iyo madaxtooyada maamulkan.

Sidda ku xusan war qoraal ah oo Arbacada maanta ah kasoo baxay Guddiga, gudoonka baarlamaanka ayaa waxaa loo coddeyn doonaa 17-ka bishan August 2019.

Si lamid ah bayaanka oo nuqul kamid ah uu helay warsidaha Garowe Online ayaa lagu bidhaamiyay in madaxweynaha ay Xildhibaanada dooran doonan 19-ka bishan.

HOOS KA AKHRISO JADWALKA

GAROWE ONLINE

Related Articles

Dowladda Puntland oo warka soo saartay Xaaladda Soomaaliya

Goluhu wuxuu ansixiyey Siyaasadda daboolida kharashaadka Adeegyada Caafimaadka - oo Golaha ay usoo gudbisay Wasaraadda Caafimaadka.

  • Soomaliya

    16-04-2026

  • 11:58AM

Villa Somalia oo go'aan ka gaartay qofka noqonaya Madaxweynaha xiga ee Koonfur Galbeed

Heshiiskan cusub ayaa loo arkaa mid si weyn u beddeli doona jihada siyaasadeed iyo nabadgelyo ee Koonfur Galbeed.

  • Soomaliya

    16-04-2026

  • 05:04AM