War laga soo saarey shirka Farmaajo uga qeybgalayo Asmara

Image

MUQDISHO, Soomaaliya - Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa maanta oo Arbaco ah War-saxaafadeed kasoo saartey Shirka saddex-geesoodka ee ka furmaya magaalada Asmara, ee xarunta dalka Eritrea.

Shirkan oo ay ku kulmayaan Madaxweyne Farmaajo, dhigiisa Eritrea Isaisa Afwerki iyo Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed ayaa lagu wadaa inuu maalinta berri ah ka furmo Asmara, iyadoo uu socon doono illaa 7-da bishan September.

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA:

GAROWE ONLINE

Related Articles

Xasan Sheekh oo UN-ka ka sheegay in Soomaaliya u socoto dimuqraadiyad, xilli muddo-korarsi xafiiska ku joogo

Wuxuu sheegay in Soomaaliya ay doonayso in khilaafaadka siyaasadeed lagu xalliyo wadahadal, sharciga iyo doorashooyin.

  • Soomaliya

    25-09-2026

  • 12:01PM

Maxkamad hor istaagtay go’aankii Trump ee CNN iyo warbaahinta kale looga mamnuucay Aqalka Cad

CNN, MS NOW iyo Politico ayaa 21-kii Sebteembar dacwad wadajir ah ka gudbiyey…

  • Soomaliya

    24-09-2026

  • 02:45PM