Xasan Shiikh oo so rasmiya u furey shirka madaxda wadamada IGAD

Image

MUQDISHO, Somalia - Madaxweynaha Waqtiga ka dhamaaday ee Somalia Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si rasmi ah u furay Shir Madaxeedka IGAD ee ka dhacaya Muqdisho.

Shirka ayaa waxa uu ka furmay Hotel afaafka hore ee Garoonka Diyaaradaha Muqdisho, waxaana ku sugan madasha Shirka Madaxda Kenya, Uganda iyo Eithiopia.

Waxaa ka maqan Shirka Madaxweyniyaasha Sudan, Djibouti, South Sudan iyo Eritrea, waxaana wali la ogeyn sababta Hogaamiyaasha dalalka uga maqan yihiin Shirka, marka laga reebo Ismaaciil Cumar Geelle oo Diyaaradiisu cilad ku timid.

Warkan Fah-Faahsan, kala soco www.Garoweonline.com

Related Articles

Bandow Lagu Soo Rogay Baydhabo Xilli Amnigu Sii Xumaanayo

Colaadda ayaa saameyn ku yeelatay shacabka, iyadoo sidoo kale ay hakad ku yimaadeen dhaqdhaqaaqyadii ganacsi iyo nololeed ee magaalada.

  • Soomaliya

    01-10-2026

  • 08:21AM

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dilay shan ka mid ah shaqaalihii markab laga soo furtay

Ciidamada Booliska Badda Puntland ayaa sheegay in markabka uu hadda ammaan ku jiro, isla markaana uu gacanta ugu jiro dowladda.

  • Soomaliya

    30-09-2026

  • 06:13AM