XFS oo u hanjabtay ergooyinka u hogaan-samay amarka AlShabaab

Image

MUQDISHO, Soomaaliya - Dowladda Soomaaliya oo markii ugu horeysay ka hadashay ergooyinka u hogaan-samay amarka AlShabaab ayaa ugu goodisay in ay ka qaadeyso talaabo adag.

War-saxaafadeed xukuumadda federaalka ah kasoo baxay ayaa waxaa lagu caddeeyay in odayaasha illaa iyo haatan ay soo bandhigtay kooxdaasi ay qaar yihiin "kuwa been abuur ah".

Xoogaga gacansaarka la leh shabakadda Al-Qaacida ayaa waxaa soo bandhigtay tobanaan odayaal ah, kuwaasi oo ay sheegeen in ay ka kala yimaadeen gobolo kala duwan.

Hoos ka akhriso bayaanka

GAROWE ONLINE

Related Articles

Dowladda Puntland oo warka soo saartay Xaaladda Soomaaliya

Goluhu wuxuu ansixiyey Siyaasadda daboolida kharashaadka Adeegyada Caafimaadka - oo Golaha ay usoo gudbisay Wasaraadda Caafimaadka.

  • Soomaliya

    16-04-2026

  • 11:58AM

Villa Somalia oo go'aan ka gaartay qofka noqonaya Madaxweynaha xiga ee Koonfur Galbeed

Heshiiskan cusub ayaa loo arkaa mid si weyn u beddeli doona jihada siyaasadeed iyo nabadgelyo ee Koonfur Galbeed.

  • Soomaliya

    16-04-2026

  • 05:04AM