153 qof
Ugu yaraan153 qof ayaa lagu dilay weeraro lo adeegsaday rasaas iyo qarxyo ka dhacay dhowr meelood oo caasimadda Paris ah, 100 qof oo ka mid ah dadkaasi waxa ay ay ku dhinteen goobta acwayska Bataclan.
Weerarada kale waxa ay ka dhaceen garoonka kubadda cagta ee Paris iyo makhaayad ku taala waqooyiga Paris.
Faransiiska waxaa looga dhawaaqay xaalad deg deg ah, xaduudaha dalkane waa la xiray.
Dadweynaha Paris waxaa loo sheegay inaysan guryahooda ka bixin.
Halkaan kala soco wararka qaraxyada
Xigasho:BBC