Armenia: waxaan fashilinay isku day Afgembi

Image

YEREVAN, Armenia - Dowladda wadanka Armenia ayaa ku dhawaaqday in ay fashilisay isku day Afgembi oo la doonayay in hogaanka wadankaasi xilka looga tuuro.

Sideed qof ayay sheegeen laamaha Amnigu in ay xabsiga u taxaabeen iyada oo wali ay sii socdaan dibad-baxyada kasoo horjeeda xukuumada wadankaas.

Mucaaradka ayaa ku eedeynaya xukuumada jabbka dagaalka gobalka Nichoro karabakh halkaasi oo ciidamada Adar biijaan ay xoog kaga qabsadeen kuwii taabacsanaa maamulka Armenia.

Ruushka ayaa ugu baaqay Armenia in ay xaalka sii adkayn isla markaana dhinacyada la isku soo dhaweeyo.

GAROWE ONLINE

Related Articles

Weli waxaa socda qalalaasaha Trump iyo warbaahinta Mareykanka

Khamiistii, shabakadaha waaweyn ee telefishinnada Mareykanka ayaan baahin toos…

  • Caalamka

    25-09-2026

  • 04:56AM

Trump oo Madaxweynaha Shiinaha kala hadlay afar arrimood oo xasaasi ah

Taiwan ayaa ahayd qodob kale oo xasaasi ah, maadaama Beijing ay Taiwan u aragto qayb ka mid ah dhulkeeda.

  • Caalamka

    24-09-2026

  • 01:21PM