EU oo 400 Milyan siinaysa Turkiga

Image

ANKARA, Turkiga - Midawga Yurub ayaa meel mariyay Taageero dhaqaale oo gaaraysa 400 Milyan oo Yuuro taasi oo la siiyo dalalka Turkiga, Roomaaniya iyo Talyaaniga.

Dalalkaan oo kuligood ay saameeyeen isbedelada Cimilada ayaa dalka ugu badan uu yahay Turkiga oo kaligiis la siin doono 400 milyan Yuuro taasi oo wax looga qabanayo dadkii ay saameeyeen Dhul-gariiradi dalkaasi ka dhacay 06 February ee sanadkaan kaasi oo ay ku Geeriyoodeen dad ka badan 50 kun oo qof.

Taageeradaan ayaa la bixinayaa marka ay ansixiyaan Barlamaanka midawga Yurub iyo golihiisa.

GAROWE ONLINE

Related Articles

Weli waxaa socda qalalaasaha Trump iyo warbaahinta Mareykanka

Khamiistii, shabakadaha waaweyn ee telefishinnada Mareykanka ayaan baahin toos…

  • Caalamka

    25-09-2026

  • 04:56AM

Trump oo Madaxweynaha Shiinaha kala hadlay afar arrimood oo xasaasi ah

Taiwan ayaa ahayd qodob kale oo xasaasi ah, maadaama Beijing ay Taiwan u aragto qayb ka mid ah dhulkeeda.

  • Caalamka

    24-09-2026

  • 01:21PM