Fakhriga Falastiin oo kor u kacay

Image

QUDUS, Falastiin - Heerka Fakhriga dhulka Falastiiniyiinta ayaa kor u kacay iyada Bankiga Aduunku uu ka digay xaalada kasii daraysa.

Bankiga Aduunka ayaa sheegay in Afar qof oo kasta oo Falastiiniyiin ah uu hal mid oo kamid ah uu ka Hooseeyo heerka fakhriga.

Meelaha walaaca ugu badan laga muujiyay waxaa kamid ah Marinka Qaza halkaasi oo 53% (boqolkiiba konton iyo sadex ay dadku ka hooseeyaan heerka fakhriga.

Israel oo iyadu cuna-qabatayno dhaqaale ku haysa Falastiiniyiinta ayaa qofka dalkeeda ku nool kharashka soo gala sanadkii waxaa uu ku 14-15 jeer ka badan yahay midka soo gala qofka dagan dhulka Falastiiniyiinta.

GAROWE ONLINE

Related Articles

Weli waxaa socda qalalaasaha Trump iyo warbaahinta Mareykanka

Khamiistii, shabakadaha waaweyn ee telefishinnada Mareykanka ayaan baahin toos…

  • Caalamka

    25-09-2026

  • 04:56AM

Trump oo Madaxweynaha Shiinaha kala hadlay afar arrimood oo xasaasi ah

Taiwan ayaa ahayd qodob kale oo xasaasi ah, maadaama Beijing ay Taiwan u aragto qayb ka mid ah dhulkeeda.

  • Caalamka

    24-09-2026

  • 01:21PM