Faransiiska oo ka carooday muuqaal ay baahiyeen Xamaas

Image

PARIS - Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa cambaareeyay muuqaal ay soo bandhigtay Xamaas oo ku saabsan la hayste dumar ah oo u dhalatay dalka Faransiiska, isagoo ku tilmaamay mid laga xumaado.

Qasriga Elysee wuxuu ku dhawaaqay in Macron uu ku baaqayo in si degdeg ah oo shuruud la'aan ah loo sii daayo.

Macron waxa uu intaa ku daray, "Faransiiska waxa uu ku jiraa heegan, waxana kala shaqeyn doonna saaxiibada caalanaka sidii haweyneeda looga sii deyn lahaa gacaanta Xamaas”.

Hadalka Madaxweynaha Faransiiska ayaa imaanaya kadib markii Xamaas ay baahisay muuqaal muujinaya la haystayaashao ay ku qabteen weerarkii ay todobaadkii hore ku qaadeen Israa'iil.

GAROWE ONLINE

Related Articles

Weli waxaa socda qalalaasaha Trump iyo warbaahinta Mareykanka

Khamiistii, shabakadaha waaweyn ee telefishinnada Mareykanka ayaan baahin toos…

  • Caalamka

    25-09-2026

  • 04:56AM

Trump oo Madaxweynaha Shiinaha kala hadlay afar arrimood oo xasaasi ah

Taiwan ayaa ahayd qodob kale oo xasaasi ah, maadaama Beijing ay Taiwan u aragto qayb ka mid ah dhulkeeda.

  • Caalamka

    24-09-2026

  • 01:21PM