Gaza : Adeegayada Internetka, oo dib u soo noqdey ka dib markii ay isgaarsiintu hawada ka baxdey

Image

GAZA , ( GO) - Adeegga internetka iyo taleefoonada ayaa ku soo laabanaya Gaza ka dib markii ay hawada ka baxday isgaarsiinta oo ay kooxaha bini'aadantinimo ka digeen in loo isticmaali karo gabaad dambiyada dagaalka.

Kooxda Paltel, oo bixisa adeegyada isgaarsiineed ee Gaza, ayaa sheegtay Axadii in adeegyada taleefoonada, mobilada iyo internetka si tartiib tartiib ah dib loogu soo celiyay ka dib markii ay carqaladeeyeen "dagaalada socda."

"Kooxaha farsamada ayaa si taxadar leh wax uga qabanaya dhaawaca soo gaadhay kaabayaasha Internet -ka," ayay shirkada telecom ku sheegtay hadal ay soo saartay.

GAROWE ONLINE 

Related Articles

Weli waxaa socda qalalaasaha Trump iyo warbaahinta Mareykanka

Khamiistii, shabakadaha waaweyn ee telefishinnada Mareykanka ayaan baahin toos…

  • Caalamka

    25-09-2026

  • 04:56AM

Trump oo Madaxweynaha Shiinaha kala hadlay afar arrimood oo xasaasi ah

Taiwan ayaa ahayd qodob kale oo xasaasi ah, maadaama Beijing ay Taiwan u aragto qayb ka mid ah dhulkeeda.

  • Caalamka

    24-09-2026

  • 01:21PM