Madaxii kooxda Wagner Yevgeny Prigozhin 'oo saarnaa' diyaarad Ruushka ku burburtay

Image
SAWIR HORE

MOSCOW, Ruushka - Madaxii kooxda Wagner Yevgeny Prigozhin ayaa ku jiray liiska rakaabka diyaarad ku burburtay Ruushka, oo ay ku dhinteen dhammaanba 10-kii qof ee saarnaa.

Waxaa la rumeysan yahay inuu diyaaradda saarnaa.

Goor sii horreysay, barta Telegram ee Grey Zone oo lala xiriiriyo Wagner ayaa shaacisay in diyaaradda ay difaaca cirka ku soo rideen gobolka Tver, oo waqooyi ka xiga Moscow.

Prigozhin ayaa hoggaaminayay kacdoonkii dhicisoobay ee ka dhanka ahaa ciidamada Ruushka, bishii June.

 

Related Articles

Weli waxaa socda qalalaasaha Trump iyo warbaahinta Mareykanka

Khamiistii, shabakadaha waaweyn ee telefishinnada Mareykanka ayaan baahin toos…

  • Caalamka

    25-09-2026

  • 04:56AM

Trump oo Madaxweynaha Shiinaha kala hadlay afar arrimood oo xasaasi ah

Taiwan ayaa ahayd qodob kale oo xasaasi ah, maadaama Beijing ay Taiwan u aragto qayb ka mid ah dhulkeeda.

  • Caalamka

    24-09-2026

  • 01:21PM