Milateriga Burkina Faso oo fashiliyay afgambi cusub

Image

OUAGADOUGOU - Milateriga Burkina Faso ayaa ku dhawaaqay in ciidamada ammaanka iyo sirdoonka ay fashiliyeen Talaadadii la soo dhaafay isku day afgambi.

Goluhu waxa uu bayaankiisa ku yiri in ay jiraan Saraakiil qorshaynayay inay dalka khalkhal galiyaan iyagoo doonayay in ay weeraraan hay’adaha dowladda, dalkana geliyaan xaalad fowdo ah..

Waxa uu intaasi ku daray inay jiraan dad la soo qab-qabtay, welina ay wadaan Baaritaano lagu baadi-goobayo dadka kale ee ku lugta lahaa falkaas.

GAROWE ONLINE

 

Related Articles

Weli waxaa socda qalalaasaha Trump iyo warbaahinta Mareykanka

Khamiistii, shabakadaha waaweyn ee telefishinnada Mareykanka ayaan baahin toos…

  • Caalamka

    25-09-2026

  • 04:56AM

Trump oo Madaxweynaha Shiinaha kala hadlay afar arrimood oo xasaasi ah

Taiwan ayaa ahayd qodob kale oo xasaasi ah, maadaama Beijing ay Taiwan u aragto qayb ka mid ah dhulkeeda.

  • Caalamka

    24-09-2026

  • 01:21PM