Sideed Labaatan ku dhimatey qarax ka dhacey Turkiga

Image

ANKARA- Qarax ayaa haleeley gawaari kuwa ciidamada ah galabnimada Arbacada magaalo madaxda dalka Turkiga ee Ankara, qaraxaan ayaa ciidamada ugu yeereen inuu ahaa mid argagixiso.

Sideed iyo Labatan qof ayaa ku dhimatey qaraxaan halka ay ku dhaawacantey 61 qof kale.

Qaraxaan ayaa lala beegsadey sadex gaari oo ah kawa ciidamada iyo gaari kale ee caadi kuwasoo taagnaa goob ku dhow aqalka Barlamanka magaalo madaxda dalkaas.

Turkiga ayaa maalmihii la soo dhaafey ciidamadooda waxay duqeymo u gaysanyeen degaamo ay gacanta ku yayaan xoogaga Kurdish ee ka dagaalama xadka dalka Syria.

GAROWEONLINE

Related Articles

Trump oo Iran siiyay fursaddii ugu dambeysay si ay uga badbaado weerarro cusub 

Xiisadda ayaa weli ka taagan marin-biyoodka Hormuz, oo ah marin ay maraan qayb weyn oo shidaalka caalamka.

  • Caalamka

    04-08-2026

  • 07:09AM

Taliyaha Sirdoonka Turkiga oo la kulmay Hoggaamiyaha Xamaas

Kulanka ayaa lagu adkeeyay dadaallada Turkiga ee lagu mideynayo taageerada caalamiga ah si loo soo afjaro dagaalka Gaza.

  • Caalamka

    04-08-2026

  • 06:55AM