Ukraine oo sheegtay in ay soo riday gantaalo uu soo tuurey Ruushka

Image
War qoraal ah oo kasoo baxay Taliska ayaa lagu xusay in sidoo kale ay soo rideen 8-xabo oo ah diyaaradaha aan duuliyaha lahayn.

KYIV, Ukraine - Ciidamada cirka ee Ukraine ayaa sheegay in ay soo rideen saddex gantaal oo nooca loo yaqaan Cruise Missiles, waana weerarkii ugu horreeyay ee Ruushku ku qaado Kyiv 12 maalmood gudahood.

War qoraal ah oo kasoo baxay Taliska ayaa lagu xusay in sidoo kale ay soo rideen 8-xabo oo ah diyaaradaha aan duuliyaha lahayn kuwaas oo ay tibaaxeen in laga soo tuuray

Ruslan Kravchenko, oo ah madaxa militariga ee gobolka Kyiv, ayaa sheegay in saddex guri oo gaar loo leeyahay ay waxyeelo kasoo gaartay duqeymaha.

GAROWE ONLINE

Related Articles

Weli waxaa socda qalalaasaha Trump iyo warbaahinta Mareykanka

Khamiistii, shabakadaha waaweyn ee telefishinnada Mareykanka ayaan baahin toos…

  • Caalamka

    25-09-2026

  • 04:56AM

Trump oo Madaxweynaha Shiinaha kala hadlay afar arrimood oo xasaasi ah

Taiwan ayaa ahayd qodob kale oo xasaasi ah, maadaama Beijing ay Taiwan u aragto qayb ka mid ah dhulkeeda.

  • Caalamka

    24-09-2026

  • 01:21PM