Xamaas: Israa'iil dhab kama ahan wadaxaajoodka xabad-joojinta Gaza

Image
Kooxda iska caabinta Falastiin ayaa sheegtay in Yahuuda ay diideen soo jeedin kasta xabad-joojin ah.

ANKARA, Turkey - Kooxda iska caabinta Falastiin ee Xamaas ayaa sheegtay in Israa’iil aysan si dhab ah u qaadan wada xaajoodka xabad joojinta magaalada go'doonsan ee Gaza.

Isagoo la hadlayay TV-ga Al-Aqsa, sarkaal sare oo ka tirsan Xamaas Osama Hamdan ayaa sheegay in Israa'iil aysan soo jeedin wax soo jeedin ah oo dhab ah "dhab ahaantiina aysan dhab ka ahayn wadahadallada (xabad joojinta)."

"Soo jeedin kasta oo naloo soo bandhigo (Xamas) oo buuxinaysa dalabaadka dadkeena, soo afjaraysa dhibaatadooda, oo gebi ahaanba joojisay gardarrada Israa'iil, ma aha si ku meel gaar ah, waxaanu ku sii wadi doonaa si aan gabasho lahayn," ayuu yidhi Hamdan.

GAROWE ONLINE

Related Articles

Weli waxaa socda qalalaasaha Trump iyo warbaahinta Mareykanka

Khamiistii, shabakadaha waaweyn ee telefishinnada Mareykanka ayaan baahin toos…

  • Caalamka

    25-09-2026

  • 04:56AM

Trump oo Madaxweynaha Shiinaha kala hadlay afar arrimood oo xasaasi ah

Taiwan ayaa ahayd qodob kale oo xasaasi ah, maadaama Beijing ay Taiwan u aragto qayb ka mid ah dhulkeeda.

  • Caalamka

    24-09-2026

  • 01:21PM