Xamaas oo yeelatay hogaamiye cusub dhanka siyaasadda ah

Image
Tan iyo 2017, Sinwar waxa uu ahaa hogaamiyaha kooxda gudaha marinka Gaza.

DOOXA, Qadar - Kooxda Xamaas ayaa u magacawday Yahya Sinwar inuu noqdo madaxa guud ee cusub, isagoo bedelaya Ismail Haniyeh oo lagu dilay Tehran todobaadkii hore.

Tan iyo 2017, Sinwar waxa uu ahaa hogaamiyaha kooxda gudaha marinka Gaza. Hadda waxa uu noqon doonaa hogaamiyaha garabkeeda siyaasadeed.

Sinwar waxaa la rumeysan in Sinwar uu weli ku sugan yahay marinka Gaza, inkastoo aan la ogeyn xaqiiqada warkan maadaama uu aad isku qariyo shaqsi ahaan.

GAROWE ONLINE

Related Articles

Weli waxaa socda qalalaasaha Trump iyo warbaahinta Mareykanka

Khamiistii, shabakadaha waaweyn ee telefishinnada Mareykanka ayaan baahin toos…

  • Caalamka

    25-09-2026

  • 04:56AM

Trump oo Madaxweynaha Shiinaha kala hadlay afar arrimood oo xasaasi ah

Taiwan ayaa ahayd qodob kale oo xasaasi ah, maadaama Beijing ay Taiwan u aragto qayb ka mid ah dhulkeeda.

  • Caalamka

    24-09-2026

  • 01:21PM