Xisbullaah oo duqeysay Israel

Image

MADALLA - Kooxda Xisbullaah oo saldhigyo ku leh koonfurfa wadanka Lubnaan ayaa sheegtay in ay duqeeyeen dhulka la deegaameeyay gaar ahaan magaalada, Madalla.

Sidoo kale Xisbulaah ayaa bur-burisay kaamiradaha laga ilaaliyo teedka/Darbiga u dhaxeeyo koonfurfa Lubnaan iyo dhulka la deegaameeyay.

Israel ayaa kaga jawaabtay gantaalaha iyo duqeynta Xamaas weerar ay ku qaaday xeryaha Xisbulaah sidoo kale waxaa ay duqeysay meelo ay ku tilmaantay in madaafiicda looga soo riday.

Duqeynta Israel waxaa ku Dhintay wariye ka tirsan wakaalada wararka ee Rueters Iyada oo ay ku dhaawacmeen labo wariye oo Aljazeera ka tirsan.

GAROWE ONLINE

Related Articles

Weli waxaa socda qalalaasaha Trump iyo warbaahinta Mareykanka

Khamiistii, shabakadaha waaweyn ee telefishinnada Mareykanka ayaan baahin toos…

  • Caalamka

    25-09-2026

  • 04:56AM

Trump oo Madaxweynaha Shiinaha kala hadlay afar arrimood oo xasaasi ah

Taiwan ayaa ahayd qodob kale oo xasaasi ah, maadaama Beijing ay Taiwan u aragto qayb ka mid ah dhulkeeda.

  • Caalamka

    24-09-2026

  • 01:21PM