Dhismaha Buundoyinka Midagar oo la kormeeray

Image
Image
Image
Ujeedka ayaa wuxuu ahaa dardargalinta howlaha shaqo ee waddooyinka Puntland.

DHUUSAMAREEB, Galmudug - Wafti uu hogaaminaayo Gudoomiyaha Hay'ada waddooyinka Dawladda Puntland, Abdifitah Maxamed Sugulle iyo gudoomiye kuxigeenka Mudane Abdirisak Hayir ayaa kormeer shaqo ku tagay dhismaha Buundoyinka Midagar oo u dhaxaysa Suna-Jiif iyo Garowe.

Ujeedka ayaa ahaa dardargalinta howlaha shaqo ee waddooyinka Puntland, waxana hada meel wanaagsan maraysa dhismaha waddaadaan, oo ay dhismaheeda fulinayso Shirkada Al Baashid, waxaana maalgalin galisey Dawladda Puntland.

Ugu dambey, Injineerada Hay'ada PHA oo dhisamahan wada ayaa sheegat inay so gaba gabayn doona Marso 2022 sida qorshuhu yahay.

GAROWE ONLINE

Related Articles

Puntland oo Xasan Sheekh ku Eedeysay Kicin Colaadeed 

Puntland ayaa sheegtay in safarkaasi yahay isku day lagu abuuri karo “fidno iyo colaad” ka dhacda Galkayo.

  • Puntland

    14-08-2026

  • 11:36AM

Deni oo Gaalkacyo gaaray xilli Puntland adkeyneyso gacan-ku-haynta amniga

Booqashada Deni ee Gaalkacyo ayaa sidaas darteed si dhow loola socdaa, iyadoo laga filayo inuu qiimeeyo xaaladda amni.

  • Puntland

    08-08-2026

  • 05:38AM