Akhriso warmurtiyeedkii kasoo baxey kulanka wadayashiga 2016

Image

20 October,2015 (GO)- Waxaa magaalada Muqdishu lagu soo gabagabeeyey shirkii loogu magac darey madasha wadatshiga oo looga arinsanayey sidii Somalia uga gudbi laheyd doorasho 2016.

Kulankaan ayaa u badnaa araah is-weydaarsasho waxaana kasoo baxey warmuriyeed diirada saaraya balamo kale oo laga sameeyey kulan kala laga yeesho qaabka loo marayo doorasho ka dhacda Somalia 2016 bisha December.

Ergada ayaa ku balantey in kulamo lala yeesho qaybha kale ee bulshada kuwasoo la waydiinayo qaababka ugu haboon oo doorasho uga dhici karto Somalia sanadka 2016.

Kulankaan oo ay hageysay beesha caalamka ayaa lagu qabtey xarunta Xalane halkaas oo saldhig u ah inta badan hay'daha caalamiga ah ee ku howlan arrimaha Somalia.

 

GAROWEONLINE

Related Articles

Puntland oo Daahfurtay Siyaasadda Daboolidda Kharashaadka Adeegyada Caafimaadka

Munaasabadda daahfurka waxaa ka qeyb galay wasiirrada maaliyadda, qorsheynta iyo haweenka, wasiir ku-xigeenka caafimaadka.

  • Soomaliya

    13-07-2026

  • 01:29PM

Khilaafkii Museveni iyo Xasan Sheekh oo Saameyn Ku Yeeshay Xiriirka Labada Dal - XOG

Ilo wareedyadu waxay sheegeen in xiriirka Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Uganda, Yoweri Museveni.

  • Soomaliya

    13-07-2026

  • 09:02AM