AMISOM oo baareysa dil ka dhacay deegaanka Halgan [Dhageyso]

Image

Dadka deegaanka ayaa falkaasi ku eedeeyey in ay geysteen ciidanka AMISOM faraca ka socda dalka Itoobiya.

Taliyaha ciidamada AMISOM ee farac afaar ee gobollada Hiiraan iyo Galgaduud korneyl Cabdiraxmaan Cabdi Dhimbil ayaa sheegay in ay guddi ku saareen dilkii shalay ka dhacay duleedka deegaanka Halgan.

Taliyaha ayaa sheegay in falkaasi uu dhacay islamarkaasna uu amray in falkaasi baaritaan lagu sameeyo.

Warbixinta ku saabsan warkaas oo dhammeystiran hoos ka dhageyso.

XIGASHO: VOA

Related Articles

Dowladda Soomaaliya oo ka walaacsan firaaq amni kadib go'aanka Mareykanka

Mareykanka ayaa sheegay in wixii ka dambeeyay December 2026 jarayo lacagtii uu ku bixin jiray howlgalka AUSSOM ee Soomaaliya.

  • Soomaliya

    15-07-2026

  • 11:38AM

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tacsi ugu tegay Amiirka Qatar geerida Amiirkii hore

Kulanka waxaa sidoo kale goob joog ka ahaa Ku-xigeenka Amiirka Qatar, Sheekh Cabdulla bin Xamad Aal Thaani.

  • Soomaliya

    15-07-2026

  • 05:13AM